KIA Award

Abaalmarinta hal-abuurka ee khaalid waa abaalmarin sanadle ah oo uu qabto Shirka Teknolojiyadda ee Muqdisho. Abaalmarinta waxaa la siiyaa fikradda ugu hal abuursan oo la taaba galin karo. Abaalmarinta waxaa iska kaashaday Bangiga IBS iyo Shirkada IRise Hub.

Khalid Innovation Award (KAA) is an annual award hosted by Mogadishu Tech Summit. The award is given to the most innovative, scalable and disruptive business idea. The award is made possible through the collaboration of IBS Bank and iRise Hub.

Shopping Basket